AlgemeenVoorwaardenPrivacyContact
 
Bijwerken
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

Uitgebracht: 2023-12-04
© 2023 Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - QR Code
12 afleveringen
Audio
Luister in Apple Podcasts
12 afleveringen
Audio
Luister in Apple Podcasts
Uitgebracht: 2023-12-04
© 2023 Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Meest recente aflevering
2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية

2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية

Tijd: 35:25
Xalqadan waxa aan kaga hadlay 9 dhaqan ama 9 dabiicadood oo aynu yeelan karno, isla markaana aynu ku yeelan karno qofnimo jilicsan, daciifnimo shakhsiyadeed iyo nugayl qofnimo.
Waxaan rajaynayaa in ay wacyi kugu dari doonto, sidoo kale wax kugu biirin doonto.
Mahadsanidin.💛🧡
Aflevering-ID: 1000637424792
GUID: Buzzsprout-14083851
Releasedatum: 4-12-2023 13:00:00

Beschrijving

Magacaygu waa Nasreen Sallah; waxaan aad u daneeyaa arimaha ku saabsan wacyiga ruuxda, cilmiyada la xidhiidhka bulshada, Qaangaadhnimada maskaxda, wax ka barashada khibradaha nolosha, wax-yaalaha ku saabsan ibnu-aadamtinimada, walaalnimada, is jacaylka, daganaan-shiyaha, noolaan-shiyaha iyo nabad gudeedka.podcastkan waxa aan idin kula wadaagi doonaa si qoto dheer qisooyinka noloshayda ee aan wax ka bartay iyo kuwa aan wax ka baran doono ee ogaalkiina wax ku dari doona. Waxa aan kaga hadli doonaa muhiimada ay leedahay in aynu noolaano xaqiiqadeena, in aynu aqbalno abuurkeena iyo in aynu baadi goobanno duwanaan-shiyaheena,  si aynu ugu noolaano nolol isku miisaaman, farxad leh, daganaanshiyo leh oo ilaahay raali ka yahay,  nafteenuna raali ku tahay. "Talo waliba waxay ka iman doontaa qalbigeyga".

Apple Podcasts: Recensies van klanten

Geen item